Ganners Ayaa Waxee Dalab Rasmi Ah Ka Gudbinesa Targatka Ugu horeeyo suqa kala iibsiga Ee Gyökers Waxeena Diryan Adun Lacaged Garayo 70M€ Wana Lacaga ay ey dooneyso Kooxda Rer Portugal
arsenal Ayaa Muddo Kuguda Jirto Suqadasha Laacibkan Waxeen Diyar Uyihiin Inee Santuqa Lacagta Kooxda.
Arsenal Ayaa 3 Xilli Ciyared Udanbesay Utartamesay Si Adag Waxana Muqatay Sawabta arsenal aysan Ugu Gulesan Wax Koob Ah Iney Tahay Striker La aanta
Arsenal Ayaa Radinesay Issak iyo Sesko Lakiin Waxay Umuqata Ugu Danbeen Inee Qadanayan Gyökers Lacibkan Ayaa Hadda Kooxdisa Sporting Cp Waxay Tartan Adag Kula Jirta Dhigooda Banfica.
Victor Gyökers Waxuu Dhaliyay 38 Goal Iyo 7 Caawin Kaliya Horyaalka Portugal 6 Goal Champions Leuge Guud Ahaan Waxoo Dhaliyay 52 Goal Iyo 12 Caawin Dhaman Tartamada Uukasoo Muqaday Xilli Ciyaredkan Waxana Ku Jirto 7 Hat trick .
Victor Gyökers Ayaa Hogaminaya Kabta Dahabka Europe Waxana Uu Sidas Ugu Horeya Ciyartooy Badan Sida Mohamed Salah,Kliyan Empape Iyo Kuwa Kale Oo Badan Waxoona Ku Hogaaminya 38 Goal.
Arsenal Waxey Horay Usoo Qadatay Zubamendi Gyökers Ayeena Ku Dhawdahay Walina Ciyartoy Kale Sida Garab Weerar Iyo Lamabar 10 Arteta Sanadkan Waxa Looga Fadhiya Inoo Koowab Keeno Emirates Stadium Waxuu Qooxdan Dhisayay 3 Sano Waxana Loo Sadilanayo Koob Walbo Haddi Ay Soo Qatan Ciayrtoyda Kadhiman
Arsenal Sidoo Kale Hadde Wax Soo Qadaneso Badalkeda Ciayrtoy Ayaa Faaruji doonta Emirates Kuwa Qaarne Heshiis Ayaa Laga saxiixa Laleyahay Ciyariyanada Ladirayo Waxa Kamid Ah Raheem Sterling,Zinchenko,Jessus Halka La leeyahay Thomas Partey Heshiis In Laga Saxiixo Ayee Ubadantahy Leandaro Trossad Asigana Sidoo Kale Agaasimaha Cusub Ee Kooxd Performance Aan Caadi Aheen Ayoo Layimaday Durbawa
Biemball Halkan Waxaa Nagala Soco Karta Wax Walbo Oo Aad Uga Baahantahay Kubadda Cakta War buxin Koowan Oo Aad Ku Ogaaneso wararkii Udanbeyay Kooxda
Waxaa Qoray: Brahim
Let’s Watch For Biemball/ Newspaper 🗞️
https://www.facebook.com/share/1EdRnw9HA9/
fallow Biemball Facebook Page
LET’S GO FOR NEXT👀